Daawo:Somaliland Oo Sheegtay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada Moqdisho.
Hargeysa(AFKA);Somaliland Oo Sheegtay In Imaraadku Safaaradiisii Uu Kala Baxay Magaalada MoqdishoWasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland
Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in dawlada imaraadku ay safiirkeedii ka joogay caasimada Somaliya ee Moqdisho ay kala baxdey
Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in sababta ay imaraadku safaradoodii Moqdisho kala baxeen ay tahay ka dib markii ay Somaliland saldhig ciidan ka siisay magaalada Berbera taas oo aanay dawlada Somaliya raali aanay ka noqoin oo ay sabab u noqotey in uu xumaado