Kooxda Fanaaninta Xidigaha Geeska Oo Gor Dhawayd Ku Dhawaqay Inay Gabi Ahaanba Kooxda Xidigaha Ka Sareen Fanaanada Canka Ee Yurub Genyo.

0
Wednesday March 15, 2017 - 15:34:35 in by salman abdi
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Fanaaninta Xidigaha Geeska Oo Gor Dhawayd Ku Dhawaqay Inay Gabi Ahaanba Kooxda Xidigaha Ka Sareen Fanaanada Canka Ee Yurub Genyo.

    Hargeysa(AFKA);Kooxda fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa maanta shaaciyey inay gaadheen go,aamo sameeyey qaar ka mid ah xubnaha kooxda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Kooxda fanaaniinta xidigaha Geeska ayaa maanta shaaciyey inay gaadheen go,aamo sameeyey qaar ka mid ah xubnaha kooxda.

Shir Jaraa,id oo madaxda kooxda Xidigaha Geesku ku qabteen Magaalada Hargeysa ayey ku shaaciyeen inay kooxda ka saareen fanaanadan caanka ee Yurub Geenyo, waxaanay cadeeyeen inay kooxda dib ugu soo celiyeen fanaankii hore looga saaray ee Maxamed Siciid BK.

 


Fanaanada Caanka Ah Ee Yurub Geenyo ayaan iyadu wali ka hadal go,aanka lagaga saaray kooxda Xidigaha Geeska, balse wararka ayaa sheegaya in ka saarida kooxdaasi ay soo dadajisay safaradii kala duwanaa ee ay ku tagtay wadamada Ingiriiska Iyo Somaliya.