Madaxwaynaha Kenya Oo Si Qarsoodiya Ku Tagay Xero Ciidamada Kenya Ku Leeyihiin Degmada Dhooblay.

0
Sunday March 19, 2017 - 11:40:50 in by salman abdi
  • Visits: 566
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Kenya Oo Si Qarsoodiya Ku Tagay Xero Ciidamada Kenya Ku Leeyihiin Degmada Dhooblay.

    Madaxweynaha Kenya ayaa booqasho qarsoodi ah wuxuu ku tagay Xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degmada Dhoobley ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Kenya ayaa booqasho qarsoodi ah wuxuu ku tagay Xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degmada Dhoobley ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.



Madaxweynaha Kenya ayaa booqasho qarsoodi ah wuxuu ku tagay Xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Degmada Dhoobley ee ka tirsan Gobolka Jubbada hoose.

"Halkan waxa aad joogteen muddo si aad nolosha u bad-baadisaan, arrintaasi darteed Kenyaanka idiinma illoobi doonaan, joogitaankiina waxaa uu dadka ka xoreeyay Alshabaab”.

Mr. Uhuru oo sii hadlaya waxaa uu intaa raaciyay "Fadlan niyaddiina ka dhisnaayo, fadlan hankiina ha sareeyo, waxa aad ka qabataan maalin walba waa in la garto, aadna loo qadariyo, arrintaasi waxaa ay saacideysaa gudaha Kenya iyo dhammaan gobolka’.

Madaxweynaha Kenya waxaa uu ciidamdiisa u sheegay in Soomaaliya lagutalo jiro in ciidamo loo dhiso, markaasi kadibna ciidamada Kenyaanka ay guryahooda ku laaban doonaan.

 

Ciimada Kenya waxaa ay Soomaaliya soo galeen 2011-kii, intii ay joogeen waxaa gobollada Jubbooyinka iyo Gedo laga sameeyay maamulka hadda loo yaqaano Jubbaland, marar badan ayaa ciidamo laga dilay, laakin dib uma guran.

 

Sources:Universaltv.