Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada Kismaayo Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Kalifay Oo Uu Soo Bandhigay

0
Sunday March 19, 2017 - 16:11:05 in by salman abdi
  • Visits: 493
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada Kismaayo Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Kalifay Oo Uu Soo Bandhigay

    gudoomiyihii maxkamada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ee dalka somaliya Sheekh Xasan Macalin Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gudoomiyihii maxkamada magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ee dalka somaliya Sheekh Xasan Macalin Aadan ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay.


Gudoomiyaha oo ka hadlaya is casilaadiisa ayaa waxa uu yidhi "waxaan maanta cadaynayaa inaan iska casilay xilkii gudoomiyaha maxkamada magaalada Kismaayo, waxaanan xilka uga tagay khilaaf na soo kala dhex galay maamulka Juba Land, waxa kale oo jira mushahar la,aan iyo amni daro I soo foodsaartay, maamulka Juba Land waa dawlad goboleed aan wali awood badan yeelan.”Gudoomiye Sheekh Xasan oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in iscasilaadiisa ay keentay mushahar la,aan iyo amni daro soo foodsaartay.

Maamulka Juba Land ayaa dhinacooda wali wax war ah ka soo saarin is casilaada gudoomiyihii maxkamada magaalada Kismaayo.