Burco:Aqoonyahan Abdilaahi Sheekh Aadan Oo Magafayaal Ku Tilmaamay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan
Aqoonyahan Abdilaahi Ayaa Ku Eedayay Shakhsiyaad Ku Jira Xukumadda Inay Ugu Jirto Danno,Gaara Heshiiska Xukumadu Wado Inay Qalinka Ku Duugto Ee Ku Aadan Saldhiga Milatari, Aqoonyahan Abdilaahi Oo Ku Sugan Magalada Burco Oo Lasoo Xidhiidhay Shabakada Hadhwanaagnews Ayaa Eedo Kulul Ujeediyay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan.
Waxana U Aqoonyahanku Hadalkiisa Ku Bilaabay Sidan” Waxa Nasiib Darro Ah In Xukumadu Yeelato Magafayaal Ka Faa,idaysanayaa Inta U Nin Isku Deegaan Yihiin U Haysato Dalka ,Aniguna Waxaan U Arkaa Arinta Saldhiga Milatari Inaanu Faa,ido U Lahayn Dalka Lakiin U Leeyahay Shakhsiyaadka Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan Oo Qoyska Silaanyo Kasoo Jeeda Gar ahaan Baashe Ka Mid Yahay Qoyska Madaxwaynaha La Xidada Oo Jabiyay Xeerkii Xididnimo, Waxana Leenahay Dalka Labadaasi Shakhsi Waxay Galiyeen Mugdi Iyo Dib U socodka Qarankaas Dhan Ee Lagu Taamayay Inuu Helo Aqoonsi Buuxa Beesha Caalamka”Ayuu Yidhi Aqoonyahan Abdilaahi Sheekh Aadan
Aqoonyahanka Oo Hadalkiisa Si Wata Ayaa Waxa U Yidhi”Waxay Bar Madaw Ku Noqanaysaa Xukumadda U Hogaamiyo Mudane Silaanyo,Heeshiisyada Iyo Xaraashka Hantida Umada Ka Dhaxaysa Bal Aan ,inyar Sawiro Waxaynu Ogayn In Dekedii Berbera Lagu Wareejiyay Shirkad Laga Leeyahay Wadanka Imaradka Oo Lagu Magacaabo Dp Wold,Waynu Ogsoonahay Inay Durbadiiba Ay Dhimeen Shaqaalo Badan Oo Kor u Dhaafaya Laba Boqol(200) Oo Hadana Khilaaf Xogleh Oo Sababay SHaqo Joojin Ay Ku Dhawaqeen Shaqalahii Dekeda Berbera Markaa Waxa Weeye Talabooyinka Madaw Ee Xukumadani Reebtay”Ayuu Yidhi Aqoonyahanku
Aqoonyahanka Ayaa Ugu Danbayntii Baaq U Diray Shacabka Somaliland Waxana U Yidhi” Waxan Ugu Danbayntii Hadalkayga Ku Soo Kobayaa War Bulshada U Badan Bahda Qalinka Ee Intii Dalku Dhisnaa Wax Baratay War Aanu Ka Foojignaano Qabyalada Adag Ee Wadanka Dib u Dhigay Ee Sababtay In Dadka Ay Isku Deegaanka Yihin Madaxwayne Silaanyo Ay Xarasheen Hantii Qaranka”Ayuu Ku Soo Afmeeray Aqoonayahan Abdilaahi Hadalkiisa.
Burco:Aqoonyahan Abdilaahi Sheekh Aadan Oo Magafayaal Ku Tilmaamay Wasiir Maxamud Xaashi Iyo Baashe Morgan
Siyaasi Abdilaahi Sheekh Aadan(Yuucunin) Oo Ka Mida Aqoonyahanka Gobolka Togdheer,Kana Falooda Siyaasada Dalka Ayaa Ka Hadlay,Xaaladda Dalka U Marayo Hada Iyo Saldhiga Milatari Ee Wafti Ka Tirsan Xukumada U Jogaan Imaraadka ,Soo Gununaadka Heeshiiska