Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

0
Monday March 20, 2017 - 15:52:14 in by salman abdi
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

    Hargeysa(AFKA);Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Cabdinuur Maxamed Axmed, ayaa loo magacaabay, Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya. Waxaa xilkaasi horay u hayay Shador Xaaji Maxamuud, oo Afartii sano ee lasoo dhaafay la shaqeeynayay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa horay u-magacaabay xilal, waxaana dhawaan la saadaalinayaa in la magacaabo Agaasime Guud ee madaxtooyada.

Dowladda cusub ee Soomaaliya, ayaa wali ku jirta kala bed-bedelka xilalka madaxtooyada Soomaaliya.