War Deg Deg Ah: Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Ku Dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirada
Ra'iisal Wasaaraha Somaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay Xukuumaddiisa cusub oo ka kooban 26 Wasiir Ra'iisal Wasaare ku xigeen, Wasiiru dowlayaal iyo Wasiiro Ku xigeeno.
Afhayeenka Xukuumadda Somaliya ayaa Saxaafadda u akhriyay Wasiirada cusub ee maanta lagu dhawaqay iyo Wasiiru ku xigeenada, waxaana liiska uu u qoran yahay sidan.