Daawo:Masuul Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Dhaliilana Ujeediyay Iyo Xisbiga U Ku Biiray Oo U Shaaciyay .

0
Tuesday March 21, 2017 - 13:17:08 in by salman abdi
  • Visits: 525
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Masuul Iska Casilay Xisbiga Kulmiye Dhaliilana Ujeediyay Iyo Xisbiga U Ku Biiray Oo U Shaaciyay .

    Siyaasi Muuse Ismaaciil Qardhab oo ka mid ahaa mas'uuliyiinta sare sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii xisbigaasi, waxaana uu tilmaamay in uu dhibbaatooyin xoogga ka tirsanaayo Xisbigaasi is

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Muuse Ismaaciil Qardhab oo ka mid ahaa mas'uuliyiinta sare sare ee Xisbiga KULMIYE, ayaa hada ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii iyo xubinimaddii xisbigaasi, waxaana uu tilmaamay in uu dhibbaatooyin xoogga ka tirsanaayo Xisbigaasi isaga oo sida oo kale na iftiimiyey in uu siyaasadda xaafadda Axmed Dhagax uu u daba-fadhiisanaayo siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan Xisbiga WADDANI.


Siyaasi Qardhab, ayaa hore u soo noqday afhayeenka Xisbiga UCID ee garabkii Jamaal Cali Xuseen, waxaana uu xusay in laga bilaabo maanta uu ku biiraayo Xisbiga WADDANI oo uu tilmaamay in uu yahay xisbi dalka horumar u horseedi kara.