20 Qof Ayaa U Dhintay Cudurka Daacuun Oo Ka Dilaacay Deganadda Daroor Iyo Waylo-Laguxidh Ee Dawlad Degaanka Somaalida Itoobiya.
Wararka Naga Soo Gaadhaya Dawlad Degaanka Somalida Itoobiya Ayaa Sheegaya In Degaanada Daroor Iyo Waylo Laguxidh Ay Labatan Qof Ugu Geeriyoodeen Xanuunka Ka Daacuunka Oo Ka Dilaacay.
Xanuunkani Ka Dilaacay Deganada Daroor Iyo Waylo Lagu Xidh Ayaa Waxaa Sidoo Kale Xanuunkani U Soo Riday Dad Tiro Badan Oo Aanan Sugi Karin Tiradooda, Sida Uu Noo Xaqijiiyey Oday Cismaan Muxumed Yuusuf Oo Lagu Naanayso Buul-Caws, Oo Dadkaasi Daacuunku Laayey Goobjooge Ka Ahaa, Lakiin Hada Usoo Baqoolay Magalada Burco.
Sidoo Kale Waxaa U Hadalkiisa Ku Daray In Xanuunkani Ay Sababtay Abaarta Baahsan Ee Ka Jirta Guud Ahaan Geeska Africa, Kadib Marki Ay Xoolo Badani U Dhamaadeen Biyo La’aan, Ayaa Waxaa Dadkii Saamayn Ku Yeeshay Bakhtigii Xoolaha Oo Xanuuno Iyo Cafimaadka Darro Ku Ku Keenay Bulshada Xoolo Dhaqatada Ah.