Madaxweynaha Somaliya Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Ka Hawl Gali Doona Xarunta Madaxtooyada Somaliya.

0
Tuesday March 21, 2017 - 19:05:30 in by salman abdi
  • Visits: 484
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Oo Xilal U Magacaabay Masuuliyiin Ka Hawl Gali Doona Xarunta Madaxtooyada Somaliya.

    Hargeysa(AFKA);-Madaxweynaha cusub ee dawlada federaalka ah ee somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xilal u magacaabay masuuliyiin ka hawl gali doona xarunta madaxtooyada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);-Madaxweynaha cusub ee dawlada federaalka ah ee somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta xilal u magacaabay masuuliyiin ka hawl gali doona xarunta madaxtooyada.

Akhriso Magacyada iyo xilalka uu magacaabay Madaxweyne FarmaajoMadaxweyne Farmaajo ayaa magacaabay shan masuul oo shaqooyin kala duwan ka qaban doona xarunta madaxtooyada somaliya kuwaas oo kala ah sidan.

1. Abuukar Daahir Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada

2. Prof Nuur Diiriye Fuursade, La Taliyaha Madaxweynaha ee Siyaasadda iyo Istiraatiijiyadda.

3. Maxamed Cabdullahi Axmed, Kaaliyaha Gaarka ah ee Madaxweynaha

4. Cabdullaahi Yuusuf Maxamed, Agaasimaha Habmaamuuska Madaxtooyada.

5. Cabdinuur Maxamed Axmed, Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada.

Muqdisho/Office