Muqdisho War Deg Deg:Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhow Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Qaranka

0
Tuesday March 21, 2017 - 19:35:05 in by salman abdi
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muqdisho War Deg Deg:Qarax Ismiidaamin Ah Oo Goor Dhow Ka Dhacay Agagaarka Tiyaatarka Qaranka

    Muqdisho(AFKA);Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow wax yar ka hor salaadii maqribka ka dhacay agagaarka Tiyaatarkii hore ee Qaranka oo ku yaalla nawaaxiga xarunta madaxtooyada Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA);Qarax ismiidaamin ah ayaa goor dhow wax yar ka hor salaadii maqribka ka dhacay agagaarka Tiyaatarkii hore ee Qaranka oo ku yaalla nawaaxiga xarunta madaxtooyada Somalia. Warar hordhac ayaa sheegaya in gaari caasi ah oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyey lagu weeraray bar kotrol oo dhinaca ku heysa tiyaatarka Qaranka, taasoo laga ilaaliyo xarunta Madaxtooyada.

Khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay qaraxan oo daryankiisa si weyn looga maqlay magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale goobtaas lagu arkay gaadiid gubanaya.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ee ambalaasyada ayaa goobtaas gaaray, iyagoo kala daabulaya dadka dhimashada iyo dhaawacyadu soo gaareen.


Xigasho/Allbanadir.com