Siyaasi Salebaan Ibraahim Oo Ku Eedayay Dhalinayaradu Ku Nafwayay Dontii La Beegsaday Gantaalka Dalka Imraadka+Xukumada Ujeediyay Dhalilo .

0
Wednesday March 22, 2017 - 08:16:26 in by salman abdi
  • Visits: 541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Salebaan Ibraahim Oo Ku Eedayay Dhalinayaradu Ku Nafwayay Dontii La Beegsaday Gantaalka Dalka Imraadka+Xukumada Ujeediyay Dhalilo .

    Siyaasi Salebaan Ibraahim Oo Ka Mida Siyaasiyinta Gobolka Togdheer,Oo Maanta Shirjaraa'id Ku Qabtay Gudaha Magalada Burco Ayaa Ka Hadlay Arimo Ay Ka Mid Yihiin,Dhalinyaradii Saarnayd Doonta Lala Beegsaday Gantaalka, Iyo Shidaal Baadhista Ay Ka W

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Salebaan Ibraahim Oo Ka Mida Siyaasiyinta Gobolka Togdheer,Oo Maanta Shirjaraa'id Ku Qabtay Gudaha Magalada Burco Ayaa Ka Hadlay Arimo Ay Ka Mid Yihiin,Dhalinyaradii Saarnayd Doonta Lala Beegsaday Gantaalka, Iyo Shidaal Baadhista Ay Ka Wado Wasaaradda Macdantu Goboladda Bariga Somaliland.

Siyaasiga Ayaa Ku Eedayay Gantaalkii Lala Beegsaday Dhalinayaradii,U Badnayd Somaliland Iyo Somaliya Ee Ku Nafwayay Dalka Yaman Ee Ay Haleeshay Iyaga Oo Saraan Doon Ku Sii Jeeday Wadanka Sudaan,Taasi Oo U Ku Eedayay Inay Ka Danbeeyeen Dalka Imaraadka,Kana Muquurteen Xukumadu Inay Ka Hadasho Arintaasi Dhiilada Ah Iyaga Oo U Sababeeyay Heeshiska Saldhiga Milatari Iyo Dekeda Berbera Waa Sida U Hadalka U Dhigay Siyaasigu.


Waxana U Hadaladidi Ku Bilaabay Oo Yidhi Sidan”Waxaan Doonayaa Inaan Ka Hadlo Laba Qodab Oo Kale Ah ,Dhalinyaradi Ku Nafwayday Gantaalkii Lala Beegsaday Midna Waa Wasarada Macdanta Oo Noo Sheegtay Inay Baadhayso Shidaal,Se Aan Ku Horeeyo Qodabka Kowaad Oo Waxa Aan Tacsi U Dirayaa Ehelkii Dadkii Ay Ubadkoodu Ka Baxeen,Waxaan Leeyahay Dadka Marka Hore Ka Baxeen Samir Iyo Imaan Ilahay Haydinka Siiyo,Aniganna Hanagasiiyo ,Marka Xigtana Dawlada Jamhuuriyada Somaliland Waxaan Ku Canbaraynayaa Dadkaasi Oo Ahaa Badankoodu Rer Somaliland,Gar Ahaan Gobolka Togdheer Oo Oohinta Maanta Hadaad Gobolka Iyo Xafadaha Burco Dhexmarto Meel Kasta Laga Barooranayo,Dawlada Somaliland Kama Aanay Hadal Arintaas ,Dadki May Tacsidayn Dadkii Dhibatadaasi Gaysatay Oo Loo Badinaayo Imaraadka ,Arintaas Kalemay Hadal,Waxaana Nasiib Daro Ah In Dhawr Iyo Labatan Ila Sodoneeyo Ay Ay Ahayeen Rer Somaliland Waliba Reer Togdheer Yihiin Waliba Xaafada Agtoobar Ay Ku Badan Yihiin Dadkasi Oo Dhimashadu Ay Ku Badan Yihiin Oo Ilaa Labatan Qof Oo Dhadhawi Ka Dhimatay, Madaxwayanaha Somaliland Xukumadi U Hogaaminayay Kama-Aanay Hadlin,Cida Loo Tuhmayo Oo Loo Badanayo Imaraadka May Canabarayn ,Waa Nasiib Daro Waxa Lafilayaa In Arintaasi Dawladu Uga Gaabsatay Heeshiisyada Dekeda Iyo Saldhiga Milatari Inay Isleedahay Wuu Kaa Kale Kici ,Oo Dhiiga Rer Somaliland Ay Kale Wayntahay Heshiiska Ay La Gashay Imaraadka”Ayuu Yidhi Siyaasi Salebaan Ibraahim


"Wasiirka Macdanta Xuseen Waxaan Leeyahay ,Waxaad Noo Sheegtay Inaad Soo Saarayso Shidaal,Maxaad Buuraha Dhakadooda Aad Ka Doontay Oo Macdani Ku Jirto No Maad Sheegin,Taas Buraha Guudkooda Macdan Unbaa Laga Guran Karaa Ee Shidaal Lagama Soo Saari Karo ,Shidaalku Layfalka Bada Ayuu Ka Hooseeya ,Marka Waxa Weeyaan Buuraha Ulo-San Ee Aad Dushooda Fuushay Ma Shidaalbaa Ku Jira ,Waxaanu Leenahay Wasiir Waxyaabo Fara Badan Ayaa Jira Barigii Hore Ee Aad Lahayd Shidaalbaan Baadhayaa Diyaaruhuna Gobolka Togdheer Ay Jogeen Ee Ay Sahaminayeen,Maalin An Gidhays Tagay Diyaarado Ayaa Fadhisanaayay Oo Shacabku Noo Shegeen In Shanta Galabnimo In Buuraha Dhakadooda Ay Diyaraduhu Fadhsitaan Marka Waxa Aad Wado Waxay U Muqanaysa Inay Khiyaamo Qaran Halka Ku Jirto”Ayuu Ku So Afmeeray HadalkiisuSiyaasi Salebaan.Siyaasi Salebaan Ibraahim Mar U Ka Hadlaayay Shidaal Qodista Goboladda Bariga Somaliland Ayaa Wasaarada Macdanta Somaliland Ku Eedayay Inay Wado Macdan Baadhis Ee Aanu Wadin Shidaal Qodis,Taasi Oo Siyaasigu U Daliishiday Fulitaanka Buuraha Ulo-San Ee Gobolka Saraar Waxana Yidhi