Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Oo Manta Xilal Cusub Umagacabay Masuuliyiin Cusub.

0
Wednesday March 22, 2017 - 14:54:04 in by salman abdi
  • Visits: 561
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Oo Manta Xilal Cusub Umagacabay Masuuliyiin Cusub.

    Hargeysa(AFKA);Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mas'uuliyiin cusub u magacaabay xilalka guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI ee gobalka Maroodi-jeex iyo weli ba sida oo kale guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa mas'uuliyiin cusub u magacaabay xilalka guddoomiye ku xigeenka Xisbiga WADDANI ee gobalka Maroodi-jeex iyo weli ba sida oo kale guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax,

 waxaana ay go’aamiyeen in laga bilaabo maanta ay guddoomiye ku xigeenka gobalka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI ay u magacaabaan Maxamed Cabdullaahi Cismaan halka guddoomiyaha degmada Axmed Dhagax na loo magacaabay Xuseen Faarax Odowaa.

Xilalkan uu Xisbiga WADDANI u magacaabay mas’uuliyiinta, ayaa dhawaan mas’uuliyiin hore u hayey uu xisbigaasi ka caydhiyey xilalkaasi iyaga oo hore na u baahiyey digniino la xidhiidha gefaf ay ku sameeyeen shuruucda u taala Xisbiga WADDANI.

17434911_1307232299356897_8926734890580371829_o