Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Somaliya.

0
Wednesday March 22, 2017 - 15:15:17 in by salman abdi
  • Visits: 573
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maraykanka Oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Golaha Wasiirada Somaliya.

    Mareykanka wuxuu gacan ka siiya dowladda Somaliya la-dagaallanka al-Shabaab,waxaa kalo jirta dhaqaalo uu ku bixiyo horumarinta kaabayaasha dowladda.wali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka wuxuu gacan ka siiya dowladda Somaliya la-dagaallanka al-Shabaab,waxaa kalo jirta dhaqaalo uu ku bixiyo horumarinta kaabayaasha dowladda.wali

Mareykanka wuxuu caddeeyay Somaliya inay umuuqato inay cagta saartay waddadii horumarka, sidoo kalena wasiirrada inay ka shaqeyn doonaan dhismaha nabadda iyo sidii barwaaqo loo gaari lahaa.Dowladda Mareykanka ayaa si dhaqso ah u soo dhaweysay Golaha wasiirrada dowladda Faderaalka ee u shalay magacaabay Ra’iisal Wasaaraha Somaliya.

Warkan oo lugu baahiyay Twitterka ee howl-galka Maraykanka ee Somaliya,waxaa lugu muujiyay dowladda Mareykanka inay diyaar u tahay sidii ay ula shaqeyn lahayd xukuumadda cusub ee u hoggaaminayo Ra’iisal Wasaare,Xasan Cali Kheyre.

Mareykanka wuxuu gacan ka siiya dowladda Somaliya la-dagaallanka al-Shabaab,waxaa kalo jirta dhaqaalo uu ku bixiyo horumarinta kaabayaasha dowladda.

Laakin Madaxweynaha Mareykanka wuxuu dalkaas ka mamnuucay muwaadiniinta Somalida inay tagaan muddo saddex bilood


ah,sababo uu ku sheegay inuu dhowrayo amniga dalkaasi.

 

 

Sources:UNiversaltv.