Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland

0
Friday March 24, 2017 - 11:54:42 in by salman abdi
  • Visits: 874
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland

    Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland Magaalada Burco Ee Xaruunta Gobolka Togdheer Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Wayn Looga Dareemay Heegankii La Geliyey Ciidanka Booliska Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Burco Oo Si Wayn Looga Dareemay Heegankii Cusla Ee La Geeliyey Ciidanka Booliska Somaliland Magaalada Burco Ee Xaruunta Gobolka Togdheer Ayaa Habeenkii Xalay Ahaa Si Wayn Looga Dareemay Heegankii La Geliyey Ciidanka Booliska Somaliland
Heegankas Oo Lagu Sugaayey Amaanka Guud Ee Gobolada Iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Somaliland Waxaana Suuqyada Iyo Wadooyinka Magaalada Burco La Dhoobay Ciidamo Tiiro Badan Kuwaasi Oo Baadhayey Gaadiidka Kala Duwan Ee Iskaga Gooshaya Guudaha Magaalada Burco
Ciidanka Booliska Magaalada Burco Ayaa Watay Gaadiidka Loo Yaqaan Fayf La Yaasha Iyo Gaadiidka Yar yar Ee Loo Yaqaan 99
Dhanka Kale Ma Jiraan Ciid Lagu Qabtay Falal Amni Daro Oo Ciidanka Booliska Soo Qabteen
Image result for ciidamada Booliska somaliland
 

Image result for ciidamada Booliska somaliland
Image result for ciidamada Booliska somaliland