Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Halka La Geeyey

0
Friday March 24, 2017 - 16:09:57 in by salman abdi
  • Visits: 463
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Xusni Mubaarik Oo Xabsiga Laga Sii Daayey Iyo Halka La Geeyey

    Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka laga tuuray Waxaa lagu hayay cisbitaal milateri oo ku yaalla caasimadda Qaahira.Go'aankan ayaa daba socda xukun ay horraantii bishan riday maxkamad, taasoo ku weyday dacwado la xidhiidhinaayo di

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xabsigaasi la geliyay 2011 markii xukunka laga tuuray Waxaa lagu hayay cisbitaal milateri oo ku yaalla caasimadda Qaahira.Go'aankan ayaa daba socda xukun ay horraantii bishan riday maxkamad, taasoo ku weyday dacwado la xidhiidhinaayo dilka tobanaan dibed baxayaal ah oo ka qeyb qaadanayay mudahaaradyadii xukunka looga tuuray sanadkii 2011.



 

 

Mudadii la hayay, ayaa Mr Mubaarak waxa uu qaatay xabsi saddex sano ah, kaasoo uu ku mutaystay wax isdaba marin.


Qareenkiisa ayaa sheegay in aan loo oggolaanin wali inuu gurigiisa ku laabto.