Madaxwaynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Lamagac Ah Oo Dhawaan Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Kaftankii Dhexmaray+Sawiro

0
Friday March 24, 2017 - 17:20:46 in by salman abdi
  • Visits: 779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwaynaha Somaliland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Lamagac Ah Oo Dhawaan Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Kaftankii Dhexmaray+Sawiro

    Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Silaanyo ) Oo La Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddax Cisho Ka Hor Lagu Xidhay Gudaha Magalada Hargaysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Ayaa Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Macalin Axmed Maxamed Maxamud (Axmed Silaanyo ) Oo La Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddax Cisho Ka Hor Lagu Xidhay Gudaha Magalada Hargaysa.



Macalinkan Madaxwaynaha Somaliland La Magaca Ah Oo Ah Maamule Ku Xigeenka Iskuulka Nuradiin Ee Magalada Hargaysa Gar Ahaan Qaybta Dugsiga Sare Ee Inamada Oo Cidamada Wadooyinka Muddo Saddax Cisho Ka Hor Xabsiga U Taxaabay Kuna Xidhay Inuu Wato Magaca Madaxwaynaha Somaliland.


Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Gardhawayd Ku Qaabilay Qasriga Madaxtooyada Macalinkan La Wadaaga Magaca Madaxwaynaha Somaliland Oo Saddaxan Iyo Naanaysata U Caanka Ku Yahay Madaxwaynu,Taasi Isla Qaatay Kulan Xiisi Badan Ku Duugan Tahay Oo Khuseeya Sababta Uu Macalinku Ku Jaclaaday Nanaysta Silaanyo.


Waa Marki Kowaad Ee Magac Uu Leeyahay Madaxwayne Lagu Xidho Muwaadin La Magac Ah Madaxwaynayaashii Somaray Dalka Somaliland Mudadi Ay La So Noqotay Xurnimadeedi Luntay Lixdanayadii.