Wargeys caan ah oo gebi ahaanba shaqadii daabacaadda joojiyeyiyo sababta ku kelliftay

0
Monday April 03, 2017 - 14:30:01 in by salman abdi
  • Visits: 442
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wargeys caan ah oo gebi ahaanba shaqadii daabacaadda joojiyeyiyo sababta ku kelliftay

    wargeyskan iyo dalka uu ka soo baxo iyo weliba sababaha ugu weyn shaqo joojintiisa hoos ka akhri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wargeyskan iyo dalka uu ka soo baxo iyo weliba sababaha ugu weyn shaqo joojintiisa hoos ka akhri

Wargayskan oo ka soo bixi jiray dalka Maksiko ayaa sheegay in dhibaatada lagu hayo saxafiyiintiisa iyo sida aan loo ciqaabaynin dadka ka dambeeya dhibaatada in ay ku qasabtay in uu joojiyo daabacaaddii.

_95430041_mediaitem95430040

Wargayska Norte de Ciudad Juarez ayaa sheegay in nuqulkii Axaddii uu u dambeeyay daabacaaddiisii.

Si kastaba ha ahaatee wargaysku wuxuu sheegay in uu Online-ka ku sii shaqayn doono.

Miroslava Breach oo wargayska uga shaqaynaysay magaalada Chihuahua ayaa toogasho lagu dilay bishii hore.

Waxay ka mid ahayd saddex weriye oo bishii Maarso lagu dilay dalka Maksiko.