Haweenay Laxaadka Aragtida Ka Naafo Ah Oo Ku Guuleysatay Cunto Karinta Adduunka

0
Tuesday April 04, 2017 - 10:25:46 in by Burco Office
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweenay Laxaadka Aragtida Ka Naafo Ah Oo Ku Guuleysatay Cunto Karinta Adduunka

    Haweenay Laxaadka Aragtida Ka Naafo Ah Oo Ku Guuleysatay Cunto Karinta Adduunka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haweenay Laxaadka Aragtida Ka Naafo Ah Oo Ku Guuleysatay Cunto Karinta Adduunka

Haddii aad aaminsaneyd in dadka naafada ahi aanay gaadhi Karin guul, taasi waa fikrad loo baahan yahay inaad maskaxdaada ka saarto. Tani waa gabadh Indhoole ah laakiin noqotay gabadha ugu haysata cunto karinta dunida. Gabadhaasi iyo horumarkeeda ayaa fikradaada ka dhigaya mid aan run ahayn oo ka hor imanaysa nolosha iyo dariiqa ay ku socoto. Christina waa 35 jir ku qaadatay shaahadada labaad ee Jamaacadda "Master Degree” cilmiga Fine Arts iyadoo ka baxday jaamacadda Houston ee dalka Maraykanka. Christina ayaa jeclaysatay in ay xooga saarto xirfadda cunto karinta oo ay aad u jeclayd.


Gabadhan ayaa bilowday xirfadan iyadoo aan haysan wax shahaado ah laakiin waxay ka faa’iidaysatay xirfadii hooyadeed oo iyadu ahayd dabaakh caalami ah.

Christina waxay samaysay cuntoooyin dunida caan ka noqday iyadoo kaga dayatay hooyadeed isla markaana adeegsatay maskaxdeeda iyo carabkeeda oo ay ku dhadhaminaysay. Waxayna noqotay kuuga dunida ugu caansan ee cuntadiisa meel kala duwan oo dunida ah laga soo dalbado