Muwaadin Ay Ibrad Khaldan Ku Muday Dhakhaatir Ku Sugan Cusbitaalka Hargaysa Iyo Xukumada Oo Caga Jiidaysa Inay U Dirto Dalka Dibadiisa
Sacad Maxamed cali Dhalaan Uu Dulmiyay Masuulkii Difaaci Lahaa Qaybtii 2aad Sacad Maxamed cali Dhalaan Uu Dulmiyay Masuulkii Difaaci Lahaa Qaybtii 2aad
Sacad Maxamed Cali Kildhi Waa Ilma Yar Oo 12 Sano Jira Oo Wax Ka Baran Jiray Dugsiyada Waxbarasho Ee Ku Yaala Magaalada Burco Sacad Maxamed Cali Waxaa U Maalin Maalmaha Ka Mida Ka Jabay Gacan
Markii U Jabay Sacad Maxamed Cali Waxaa Loo Soo Qaday Cisbitaalka Guud Ee Magaaada Hargeisa Oo Markii Hore La Moodayey Cisbitaalka Ugu Tayada Fiican Cisbitaalada Ku Yaala Gobolada Somaliland Markii U Cisbitaalka Jiray Mudo Yara Ayaa Koox Dhaatira Oo Ka Hawl Gasha Cisbitaalka Ay Yidhaaden Waxaanu Wax Ka Qabanayaa Caafimadka Sacad Ama Kabaan
Markii Qolka La Geeyey si qaliin loogu sameeyo gacantaa uu ka jabay birna loogu geliyo Sacad Yare
Waxaana Cisbitaalka Magaalada Hargeisa La Keenay Sacad Maxamed Cali Oo Soconaya Isla Markaasina U Bahan In La Kabo Oo Keliya
Mudo Ka Dib Waalidintii waxa ay u gudbiyeen cabasho hay’adda Xirfadlayaasha Caafimaadka Si Ay Wax Uga Ogaadan Xaalada U Galay Sacad Maxamed Oo Ay Irbado Aan Khusayn Isla Markaana Aanu Baahnay La Iskaga Muuday
Taasina Ay Sababtay In Sacad Maxamed Cali U Gallo Koomo Waxaana Hada U Ku Jiraa Mudo Sanad Iyo Badha Koomo Aanu Ka Soo Kicin Ilaa Waqtigii Ay Kooxda Aan Caafimadka Aqoonta U Lahayn Ay Iskaga Mudeen Irbado Aanu Baahnay Cisbitaalka Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Oo Mudooyinkii U Danbyey Si Wayn Looga Dayrinaayey Ayaa Hada U Muuqan Mid Wax Laga Bedelay Aqoonta Dhakhaatirta Oo Aad U Liidata
Taasina Ay Sababtay In Dadka Sheeganaya Dakhaatirta Ee Lagu Soo Uruuriyey Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeisa Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Saleeban Ciise Xaglo Toosiye Oo Ayaan Isagu Waqti Xaadirkan Ka Hadlin Xaalada U Galay Cisbitaalka Guud Talaabadan Ayaa Sababi Karta Hadii Aan Wax Laga Bedelin Dhaakhtirka Ka Hawl Gala Cisbitaalka In Boqolaal Dad Ay Ku Waayan Xaaladooda Caafimad
Mudo Laga Joogo Sanad Ayaa Dib Loo Eegay Xaalada Caafimad Ee Sacad Maxamed Cali Ku Jiro Waxaana La Arkay In Xaalada Caafimad Ee Sacad Maxamed Cali Tahay Mid Aan Dalka Waxba Lagaga Qabanayn
Wasaarada Caafimadka Somaliland Oo Sheegtay In Magdhow Ka Bixinayso Sacad Maxamed Cali Oo Ay Ku Ciyaaren Mustaqbalkiisa Iyo Nooloshisa Koox Isku Sheegta Dhakhaatir Aan Aqoon U Lahayn Shaqada Ay Ka Hayaan Cisbitaalka Guud Ee Hargeisa
Intaasi Ka Dib Magdhowgii Waxaa La Isku Afgartay In Wasiirka Wasaraada Madaxtooyada Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi U La Balamo Waalidkii Dhalay Sacad Maxamed Cali Si Looga Soo Qaado Magdhowgii Sacad Maxamed Cali Oo Dhakhtar Dibida Loogu Qaado Ilama Yar Ee Irbadaha Khaldan La Iskaga Mudeen
Maxamd Xaashi Cabdi Waxaa U Marba Si Jees Jeesa Ula Balaama Waalidkii Dhalay Sacad Yare Oo U Marba Ku Yidhaado Aaniga Ayaa Dhamaynaya Biixinta Magdhowga
Maxamud Xaashi Cabdi Waa Ninkii U Doodi Lahaa Sacad Maxamed Cali Oo Ay Dhibaato U Gaysteen Koox Aan Aqoon Iyo Waayo Aragnimo U Lahayn Barashada Caafimadka
Si Kastaba Ha Aahte Talaabada U Maxamud Xaashi Cabdi Kula Kacay Sacad Maxamed Cali Iyo Waalinta Dhashay Sacad Yare Oo Marba Waqti Beena Abuura Loo Qabto Ayaa Sababi Karta In Ay Saamayn Wayn Ku Keentay Wasiirnimada Maxamud Xaashi Cabdi
Waxaayna Talaabadani Dhiig Bax Ku Noqonaysaa Muwaadinkaa Yar Ee Xaaladisa Caafimada Koomada Ku Jirto Iyo Weliba Maxamud Xaashi Oo Xil Iyo Masuuliyad Aan Iska Saarin Sidii Loo Dhamayn Magdhowga La Doonayo Dhakhtar Debeda Loo Qaado Sacad Maxamed Cali Oo Ay Xaaladiisa Caadimad Ku Ciyaaren Kooxda Aan Dhakhaatirta Aahayn Ee Laga Soo Buuxiyey Cisbitaalka Guud
Muwaadin Ay Ibrad Khaldan Ku Muday Dhakhaatir Ku Sugan Cusbitaalka Hargaysa Iyo Xukumada Oo Caga Jiidaysa Inay U Dirto Dalka Dibadiisa
Sacad Maxamed cali Dhalaan Uu Dulmiyay Masuulkii Difaaci Lahaa Qaybtii 2aad