Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo khamiista la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka

0 in by Burco Office
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo khamiista la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka

    Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo khamiista la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya oo khamiista la kulmi doona Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mareykanka
Talaado, April, 04, 2017 (HOL) – Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa maalinta khamiista ee Todobaadkan lagu wadaa in uu dib ugu noqdo dalka Mareykanka, halkaas oo uu kula kulmi doono jaaliyadda Soomaalida iyo kuwo Somali Bantu ee ku nool magaallooyinka waaweyn ee dalkaasi.

Kullanka jaaliyadda iyo safiirka ayaa waxaa u ka dhici doonaa, Lewiston Public Library, 10 a.m, waxaana kullanka u jeedkiisa uu yahay is-dhex-galka Jaaliyadda Soomaaliya iyo Safiirka.

Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa dhawaan booqday Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool Portland, Oregon, and Columbus, Ohio.

Soomaalida hadda ku nool Lewiston, ayaa bilaabay in ay halkaasi tagaan sanadkii 2001.

M. Schwartz, ayaa ah safiirkii ugu horeeyay ee Mareykanka ay u soo diraan Soomaaliya, dhowr iyo labaatan sano kadib.