Qaar Ka Mida Ciidamo Ka Tirsan Pakistaan Oo Lala Beegsaday Qarax Iyo Khasaare Ka Dhashay

0 in by Burco Office
  • Visits: 788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaar Ka Mida Ciidamo Ka Tirsan Pakistaan Oo Lala Beegsaday Qarax Iyo Khasaare Ka Dhashay

    gaadhi miineysan oo lagu dhuftay kolonyo ay la socdeen military-gga dalka Pakistaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

gaadhi miineysan oo lagu dhuftay kolonyo ay la socdeen military-gga dalka Pakistaan
–Gaari miineeysan ayaa lagu dhuftay kolonyo military oo marayay magaalladda Lahore ee dalka Pakistan, sida warbaahinta gudaha dalkaasi ay sheegeen.

Sarkaal Police ah ayaa wakaaladda Reuters u sheegay, in ugu yaraan Afar ruux ay goobta ku geeryoodeen halka 18 kalana uu dhaawac soo gaaray.

Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarka.

Kooxda Taalibaan ayaa inta badan weerarada noocaan oo kala ah ka geysta dalalka Pakistaan iyo Afgaanistan.