Muuq-baahiye Cadaysatay Cayda Iyo Aflagadada Somaliland Iyo Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Moogan +Xukumada Soomaliya Oo Lacag Ku Siisa.

0
Wednesday April 05, 2017 - 12:39:13 in by Super Admin
  • Visits: 661
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuq-baahiye Cadaysatay Cayda Iyo Aflagadada Somaliland Iyo Wasaarada Warfaafinta Somaliland Oo Moogan +Xukumada Soomaliya Oo Lacag Ku Siisa.

    Muuqbaahiye Ka Mida Muuqbaahiyasha Ku Hadla Afka Soomalida Oo Cadaysatay Inuu Baahiyo Warar Iyo Barnaamijyo Ku Lid Ah Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuqbaahiye Ka Mida Muuqbaahiyasha Ku Hadla Afka Soomalida Oo Cadaysatay Inuu Baahiyo Warar Iyo Barnaamijyo Ku Lid Ah Qadiyada Iyo Jiritaanka Somaliland,


Muuqbaahiyaha Star Television Network( STNTV) Oo Xaruntiisa Kobaad Ay Tahay Magalada Nairobi Ee Dalka Kenya Ayaa Lacago Faro Badan Kaga Qaatay Xukumada Somaliya Ee U Hogaamiyo Madaxwaynaha Farmaajo ,Inuu Baahiyo Barnaamijyo Warar Lagu Magac-dilayo Jiritaanka Iyo Hormarka Somaliland.

Talafeshankan Oo Ruqsada U Kaga Hawl Galo Dalka Somaliland Ay Siisay Wasaarada Warfaafinta Somaliland U Wasiir U Yahay Mudane Cismaan Abdilaahi Saxardiid Cadaani Ayaan Moganayn Dagaalka Cad Ee Hay Ku Hayso Somaliland,Kuna Dhaqma Dhaqamo Ka Xun Kuwii Hore Lagu Xiidhay Inay Bahiyeen Warbixino Xad Gudub Ku Ah Geedisocodka Somaliland.


Si Kastaba Ahaate Wasaarada Warfaafinta Somaliland Ayaa Laga Warsugayaa Inay Talabo Togan Ka Qaado Talafeshanka Cadaystay Inuu Tabiyo Warar Lagu Xaqirayo Jiritaanka Iyo Hadafka Somaliland.Muuqbahiyahani Oo Ku Kacay Talaabo Ka Xun Talabooyin Hore U QaadeenTalafeshano Ku Hadla Afka Somaliga Oo Laga Madnuucay Dalka Somaliland Oo Hada Ka Mida Warbaahinta Dhaxda Ah U Adeega Dhulka Somalida Degto

 


Afkashacabka.com
Burco/Office