Maamulka Sare Ee Shirkada Prime Oo Si Cad U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Dhawaan Warbaahinta Lagu Baahiyey.

0
Wednesday April 05, 2017 - 17:02:06 in by salman abdi
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Sare Ee Shirkada Prime Oo Si Cad U Beeniyey Warar Been Abuur Ah Oo Dhawaan Warbaahinta Lagu Baahiyey.

    Maamulka Sare ee shirkada Prime ayaa waxaa ay si cad u beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Sare ee shirkada Prime ayaa waxaa ay si cad u beeniyeen warar been abuur ah oo dhawaan warbaahinta lagu baahiyey.

Shirkada ayaa waxaa ay sheegtay in shaqadii ay ka joojiyeen nin wakiil uga ahaan jiray Somaliland oo lagu magacaabo Maxamed Xassan Ismaciiltaarikhdu markey aheyd 08.02.2017isla markaana dacwada kiiskooda ay baadhis ku wado xarunta danbi baadhista Somaliland