Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Halkraan ayaa Markii u Horeysay Bandhiga Buug uu Qabtay kaga Qaybqaatay Gurmadka Abaaraha.
Burco(AFKA);Waxana Munasibad Ballaadhan oo lagu soo Bandhigayey Buuga Ubaxii Qaadhay oo ay Qortay Qoraa umlkhayr Abdirisaq Arabsiyo lagu daahfuray markii 2aad Xarunta Maktabadda Halkraan , Munasibaddas oo ay ka qaybgaleen Wufuud ka socday Sucuudiga iyo Suuriya, Aqonyahano iyo dhalinyaro ka kala Timi Gobolada Somaliland ayaa QoraagaBuugu si rasmiya u iclaamisay inaanay Buugan Faaido dhaqaale ka rabin isla markaasna Dhaqaalaha ka soo baxa Buugeeda ee lagu iibsado ay ku caawinayso Dadka abaaruhu ku habsadeen.
Masuliyinta Naadiga Halkaraan, iyo Xubnihi ka kala socday Gobolada ayaa iyaguna aad ugu mahadceliyey Qoraaga Buuga.
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Halkraan ayaa Markii u Horeysay Bandhiga Buug uu Qabtay kaga Qaybqaatay Gurmadka Abaaraha.
Burco(AFKA);Waxana Munasibad Ballaadhan oo lagu soo Bandhigayey Buuga Ubaxii Qaadhay oo ay Qortay Qoraa umlkhayr Abdirisaq Arabsiyo lagu daahfuray markii 2aad Xarunta Maktabadda Halkraan