Daawo;Shuban Biyood ka Dilaacay Boorama & Dawlada Hoose Oo Gurmad Gaadhsiisay Cisbitaalo

0
Sunday April 09, 2017 - 18:27:02 in by salman abdi
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Shuban Biyood ka Dilaacay Boorama & Dawlada Hoose Oo Gurmad Gaadhsiisay Cisbitaalo

    Boorama(AFKA);Dad uu soo riray xanuunka shiban biyoodku ayaa la dhigay cisbitaalada Magaalada Boorama, dadkan oo isugu jira Rag Dumar iyo Caruur ayaa lala tacaalayaaa xaaladooda, waxana uu Maayarka Magaalada Boorama maanta gaarsiyay bahda Caafimaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boorama(AFKA);Dad uu soo riray xanuunka shiban biyoodku ayaa la dhigay cisbitaalada Magaalada Boorama, dadkan oo isugu jira Rag Dumar iyo Caruur ayaa lala tacaalayaaa xaaladooda, waxana uu Maayarka Magaalada Boorama maanta gaarsiyay bahda Caafimaadka deeq gurmad ah oo loogu talo galay in Shibanaas lagula tacaalo