Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Magacaabay Isu Duwe Wasaaradiisa U Qaabilsanaan Doona Gobolka Sool
Hargeysa(AFKA);Wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska somaliland Khadar Xaaji Yuusuf Cabdilaahi ayaa magacaabay isu duwe wasaaradiisa u qaabilsanaan doona gobolka Sool.
Wasiir Khadar Xaaji ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku shaaciyey in mudane Cabdiraxmaan Jaamac Maxamuud oo ah aqoonyahan dhalinyaro ah uu wasaarada dhaqanka iyo dalxiisa ku qaabilsanaan doono guud ahaan gobolka Sool.
Halkan Ka Akhriso Wareegtada Wasiir Khadar Xaaji