Shacabka La Ildaran Abaarta Ba'an Ee Sababtay Dhimasahada Iyo Haraadka Ka Jira Deeganada Gobalka Saraar Oo Quus Tagan Wasiir Cali Siciid Ragal Oo Magacoda Ku Qudhaabta.

0
Thursday April 13, 2017 - 11:49:29 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 845
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka La Ildaran Abaarta Ba'an Ee Sababtay Dhimasahada Iyo Haraadka Ka Jira Deeganada Gobalka Saraar Oo Quus Tagan Wasiir Cali Siciid Ragal Oo Magacoda Ku Qudhaabta.

    Caynaba(AFKA);Abaarta Ka Jirta Deganada Gobalka Saraar Oo Maraysa Halkii Abid Ugu Xumay Iyado Shacabka Abaartu Nafaysay Oo Gabi Ahaanba Farahoda Ka Baxday Xoolihii Ay Dhaqan Jireen Abaarta Ba'an Ee Ka Jirtay Deganada Gobalka Saraar Owgeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba(AFKA);Abaarta Ka Jirta Deganada Gobalka Saraar Oo Maraysa Halkii Abid Ugu Xumay Iyado Shacabka Abaartu Nafaysay Oo Gabi Ahaanba Farahoda Ka Baxday Xoolihii Ay Dhaqan Jireen Abaarta Ba'an Ee Ka Jirtay Deganada Gobalka Saraar Owgeed

Hadaba waxa Si Deg Dega Ubilamatay Dimashada Dadka Ku Nool Deganada Gobalka Saraar Oo Malinba Mainta Ka Danbaysa Iso Taraysa Iyado Hada Ay Marayso Ku Dhawaad 10 Qof Oo Uguriyoday Xalad Biyo La’aaned Iyo Cuntadi La Quudan Jirtay Oo Gabi Ahaanba Mesha Ka Baxday Hadaba Dadka Ayaa Cabasho Ka Muujiaya Gudiida Abaaraha Gobalka Saraar Iyo Maamulka Gobalka Saraar Oo Kaliya Xarun Ka Dhigtay Magalo Madaxda Caynaba Ee Xarunta Gobalka saraar .
Geesta Kale Shacabka Gobalka Saraar Ee Abaarta Nafaysay Ayaa Cabshadii Ugu Xumayday Abid Ka Muujiyay Wasiirka Wasarada Dib Udejinta Somaliland Cali Siciid Raygal Oo Ah wasiir Deegan Ahaan Kaso Jeda Gobalka Saraar Oo Aan Hal Maalin Kaso Hor wareegin Dadka Uu Magacooda Ku Fadhiyo Kursiga Wasiir Nimo Ee Xukuumada Kaga Mushahar Qatay Ayaan Gabi Ahaanba Ka Dhaga Adaygaya Dhawaaqa Dadka Umadhanaya Haraadka Iyo Gaajada Ee Ku Nool Gobalka Saraar Shacabka Ayaa Ku Andaconaya In Mudada Sideeda Sanadood Ee Wasiir Cali Siciid raygal Uu Ku Jiray Xukuumada Aya Mid Ku Hungooben Anay Ku Qanacsanayn Inuu Ka Sii Mid Ahaada Xukuumada iyago Madaxwayne Siilanyo Ka Codasaya inuu Xilka waydiriyo Ninka ku Mushaharka Qata Magaca Dadka Abaartu Nafaysay Ee Ku Caydhobay Dhamaanba Xolihii Ay Haysteen Ee Ku Nool Gobalka Saraar ,
Hadaba Wasiir Cali Siciid Ayaa Fadhi Ka Dhigtay Caasimada Hargeysa Oo Ku Qaato Mushahar Bilasha Iyado Shacabkii Gobalka saraarna Ay Udhimanayaan Gaajo Iyo Haraad Isago Aan Hor Iman Karin Ama Fooda Soo Galin Karin Sodinta Gobalka Saraar Tana Ay Noqonayso Mid Uu Kula Tgaeen Shacabkii Uu Magacoda Ku Qudhaaban Jiray Isla Markaana Ugu Hannjanaya Inay Ka Hor Istagayan Iman shaha Gobalka Saraar
Hada Madaxwaynaha Ayaa Ila Hatan Aan Laga Garaayn Sababta Uu Xalada Dadkan Hoos Ugu Eegi La Dahay Hadana Waxa iso Taraysa Dhimashada Dadka Abaarta Ba’ani Naafasay Wallow Ay Jiraan Cabashada Ay Ka Muujinayan Lunsiga Ilowga Xukuumada Ilowday DadkanImage result for Abaarta Gobolka Saraar

Image result for Abaarta Gobolka Saraar

Image result for Abaarta Gobolka SaraarImage result for Abaarta Gobolka Saraar