Deg Deg;Aqoonyahan Dr. Muuse Suudi Oo Lo Magacaabay Maamulka Caafimaadka Gobalka Saraar.

0
Saturday April 15, 2017 - 21:19:32 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Aqoonyahan Dr. Muuse Suudi Oo Lo Magacaabay Maamulka Caafimaadka Gobalka Saraar.

    Burco(AFKA)H Beddelka isu Maamulki hore ayaa yimid kadib kormeer ay sameeyeen madaxda wasaarada ee heer gobol iyo heer qaran, isla markaana ay ugu kuur galeen waxqabadka isu duwihii hore oo shaqadiisa dadku saluugeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA)H Beddelka isu Maamulki hore ayaa yimid kadib kormeer ay sameeyeen madaxda wasaarada ee heer gobol iyo heer qaran, isla markaana ay ugu kuur galeen waxqabadka isu duwihii hore oo shaqadiisa dadku saluugeen

Haddaba magacabista aqoonyahankan ayaa yimid xilli dadka deegaanku ay baahi weyn u qabeen daryeel caafimaad.


Isu duwe aqoonyahan ah oo loo magacaabay caafimaadka gobolka Saraar