Shacabka Dalka Turkiga Oo Maanta U Dareeray Codeynta Afti Cusub + Cida Aftida Loo Qadaayo.

0 in by Burco Office
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Dalka Turkiga Oo Maanta U Dareeray Codeynta Afti Cusub + Cida Aftida Loo Qadaayo.

    Shacabka Dalka Turkiga Oo Maanta U Dareeray Codeynta Afti Cusub + Cida Aftida Loo Qadaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shacabka Dalka Turkiga Oo Maanta U Dareeray Codeynta Afti Cusub + Cida Aftida Loo Qadaayo. Shacabka Dalka Turkiga Oo Maanta U Dareeray Codeynta Afti Cusub + Cida Aftida Loo Qadaayo.

Dalka Turkiga waxaa maanta ka dhici doonta afti loo qaadayo isbeddel lagu

sameeyo dastuurka dalkaasi si awood balaadhan loo siiyo madaxweynaha dalka , lagana gudbo awoodda nidaamka baaarlamaanka ee hadda jirta.



Dadka Turkiga ayaa u muuqda ku kala qeybsan talaabadan, laakiin madaxweynaha Turkiga ayaa maanta dadka Turkey u sheegay in loo baahan yahay awood balladhan oo madaxweynaha la siiyo si loog hortgo caqabadaha dalkan ku so wajahan.


 

 

Madaxweynaha oo arintan ka hadlaya ayaa waxaa uu yidhi


"Walaalyaal Aftidan Ma Ahan Afti Caadi Ah, Waa Waqti Muhiim Ah, Waxaanu Sameyneynaa Isbadal Aad Muhiim U Ah. Calankeena Cidna Ma Wasakheyn Karto" ayuu yidhi