Mudane Farmaajo oo ka Qeeyb Gali Doona shirka Londan oo looga Hadli dona arimaha Soomaaliya +Xilal badan ka
Mudane Farmaajo oo ka Qeeyb Gali Doona shirka Londan oo looga Hadli dona arimaha Soomaaliya +Xilal badan ka
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maagaalada London uga qeybgali doona shirka arrimaha Soomaalida looga hadlayo ayaa lagu wadaa inuu sameeyo xil ka qaadis aad u ballaaran.
Wakaaladda wararka ee Warqaad.ccom ayaa ogaatay xog cusub oo ku saabsan xil ka qaadistaan, meelaha lagu wajahan yahay iyo saameynta ay leedahay.
Waxaa xilalalka laga qaadi doonaa Taliyeyaasha saldhigyada Booliiska ee Muqdisho, guud ahaan Garsoorka, sida maxkamadaha, Taliyaha ciidamada Taraafikada iyo sioo kale agaasimayaasha wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya.
Ulajeedka arrintan laga leeyahay ayaa ah sida la sheegayo in la helo isbedal dhab ah oo uu dalka galo, isla xisaabtan ay u riyaaqaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.
Waxaa socota dedaallo badan oo la doonayo in Soomaaliya lagu geliyo weji cusub oo shaqo, isbedal iyo sidoo kale la imaaanshiyahada qaab isla xisaabtan dhab ah.