Somaliland Iyo Shirkadda Turkish Airlein Oo Ku Heshiyay Qodob Iyo Duulmaadyo Toos Ah Oo Ay Shirkadu Bilaabi Doonto.

0 in by Burco Office
  • Visits: 462
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Shirkadda Turkish Airlein Oo Ku Heshiyay Qodob Iyo Duulmaadyo Toos Ah Oo Ay Shirkadu Bilaabi Doonto.

    Hargaysa(AFKA)Somaliland Iyo Shirkadda Turkish Airlein Oo Ku Heshiyay Qodob Iyo Duulmaadyo Toos Ah Oo Ay Shirkadu Bilaabi Doonto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(AFKA)Somaliland Iyo Shirkadda Turkish Airlein Oo Ku Heshiyay Qodob Iyo Duulmaadyo Toos Ah Oo Ay Shirkadu Bilaabi Doonto.

Somaliland Iyo Shirkadda Turkish Airlein Oo Ku Heshiyay Qodob Iyo Duulmaadyo Toos Ah Oo Ay Shirkadu Bilaabi Doonto.

Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hagada Wasiirka Farxaan Aadan Heybe iyagoo ka wada hadlay suuragalnimada in shirkadda Turkish ay duulimaad ka bilowdo geronka Hargeysa iyo dib u dhis lagu sameeyo garoonka oo terminal casri ah yeesho.

Wada hadaladaasi ayaa qaar la isku afgartay halka qaar kale dib loogu balamay in lasii amba qaado, waxaana ka mid ah in duulimaadka diyaaraddii ka tata Hargeysa inaysan sii mari doonin Muqdisho, tan ka Xamar ka timaadana aysan soo mari karin Hargeysa, qodobkaasi oo dib u dhigay in Turkish Airlines ka howl bilowdo Hargeysa.

Wasiirka ayaa sheegay in ay usoo bandhigeen maamulka shirkadda Turkish Airlines in duulimaadka tooska uu noqdoIstanbul, Jabuuti to Hargeysa, Hargeysa, Jabuuti to Istanbul.

Hase ahaatee waxaa muuqda in qodobkaasi aysan aqbalin shirkadda Turkish Airlines, sababtuna waxay tahay iyadoo ay adag tahay in hal duulimaad lagu khasaariyo Hargeysa oo aan la ogeyn in laga heli doono, hase ahaatee diyaaradda Jabuuti timaada ee soo marta Muqdisho in ay damacsan yihiin inay iyaduna noqoto tan mari dompta Hargeysa.

Wasiir Farxaan ayaa ka warbixiyay qodobadii ay ku heshiiyeen maamulka shirkadda Turkish Airlines iyo qodobadii ay dib u dhigteen.