Xubno Baarlamaanka Ingiriiska Ah Oo Codsaday In Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-Asad Dhalashada Laga Xayuubiyo !

0
Tuesday April 18, 2017 - 10:34:34 in by Burco Office
  • Visits: 646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno Baarlamaanka Ingiriiska Ah Oo Codsaday In Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-Asad Dhalashada Laga Xayuubiyo !

    Xubno Baarlamaanka Ingiriiska Ah Oo Codsaday In Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-Asad Dhalashada Laga Xayuubiyo !

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubno Baarlamaanka Ingiriiska Ah Oo Codsaday In Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-Asad Dhalashada Laga Xayuubiyo !

-Xubno ka tirsan Baarlamaanka Dalka Britain ayaa soo bandhigay go’aan cusub oo ah in Xaaska Madaxweynaha Dalka Suuriya ee la yidhaa Asma Al-akhras laga qaado dhalashada Dalkaasi Britain ee ay sidato.

 


Wargayska Sunday Times oo kulan la yeeshay mid ka mid Baarlamaanka Dalkaasi Britain oo magaciisa la yidhaahdo Naadim Zahawi ayaa waxa uu yidhi "Waxa gaadhay xilligii Bashaar Al-asad laga weerari lahaa ee laga cuna qabatayn lahaa dhinac kasta haddii ay ku tahay xaaskiisa oo kaalin Laxaad leh ka qaadata Xasuuqa ka taagan Dalkaasi Suuriya”.

Xubanahaasi oo ka tirsan Baarlamaanka Dalkaasi Britain ayaa ka codsadey Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dalkaasi inay dhalashada ka xayuubiyaan Asma Al-akhras oo ah Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-asad, si ay farriin Culus ugu noqoto Nidaamka Dhiigyo cabka ah ee uu ka taliyo Ninkeedu.