DAAWO: Doon Ka Baxday Dekedda Berbera Oo Degtay Iyo Wasiirka Kaluumaysiga Oo Ka Hadlay.

0
Tuesday April 18, 2017 - 15:26:36 in by Burco Office
  • Visits: 581
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Doon Ka Baxday Dekedda Berbera Oo Degtay Iyo Wasiirka Kaluumaysiga Oo Ka Hadlay.

    burbera(AFKA)Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Ayaa Sheegay Isla Markaasina Xaqiijiyey Doon Ku Degtay Badda Berbera Kaasi Oo Ay Wateen Ganacsato Kaluumaysato Ah,Waxaanu Geesta Kale Fariin U Diray Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Berbera Uguna Baaqay Inay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

burbera(AFKA)Wasiirka Kaluumaysiga Somaliland Ayaa Sheegay Isla Markaasina Xaqiijiyey Doon Ku Degtay Badda Berbera Kaasi Oo Ay Wateen Ganacsato Kaluumaysato Ah,Waxaanu Geesta Kale Fariin U Diray Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Berbera Uguna Baaqay Inay Ka Digtoonaadaan Badda Berbera Oo Xiligan Kacsan.