Darasad lasamayay oo lagu sheegay 2014 Oo Noqonaya Sannadkii Ugu Heerkulka Sarreeyey Dunida

0
Saturday February 22, 2014 - 14:37:04 in by London Office
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Darasad lasamayay oo lagu sheegay 2014 Oo Noqonaya Sannadkii Ugu Heerkulka Sarreeyey Dunida

    Sida la saadaalinayo 2014ka ayaa noqon doona sannadkii ugu heerkulka (kulayl) sarreeyey Inshaa Allaah inta la ogyahay taariikhda marka loo eego isbaddallada cimilada dunida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida la saadaalinayo 2014ka ayaa noqon doona sannadkii ugu heerkulka (kulayl) sarreeyey Inshaa Allaah inta la ogyahay taariikhda marka loo eego isbaddallada cimilada dunida. Sida lagu sheegay sahan ay sameeyeen saynis yahanno ku takhasusay cimilada oo ka hawlgala jaamacad ku taalla dalka Jarmalka. Saynisyahannada ayaa waxay ka qaadeen qiyaas dhanka heerkulka ah biyayawga bado mara deegaanno kala duwan oo dunida dusheeda ah.

Natiijadiina waxay noqotay, sannaddani inay tahay sannaddii ugu heerkulka (kulayl) sarreysay taariikhda dunida. iyada oo la filayo inay si rasmi ah ubilaabmaan bilaha nagusoo wajahan iyada oo ay uga digin culamada sayniska oo baryahanba ku jirtay sahanka iyo darasadka herkulka Dunida 
in anay kasii gashantaan oo ay dadalbadan sisamayaan inay tahay sanadkii ugu heerkulka saraya Dunida 


AFKASHACABKA,COM
LONDON/OFFICE
CONTACT@AFKASHACABKA.COM