Isku Aadka Kooxaha Champions League Oo La Soo Saaray, Real Iyo Atlettico Madrid Oo Isku Dhacay.

0
Friday April 21, 2017 - 15:01:59 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Kooxaha Champions League Oo La Soo Saaray, Real Iyo Atlettico Madrid Oo Isku Dhacay.

    Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo baxay kulamo culus oo runtii uu qof walba doonayo inuu daawado.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku aadka semi finalka Champions League ayaa la sameeyay goor dhaw iyadoo lasoo afjara xaflad lagu qabtay magaalada Nyon ee dalka Switzerland, waxaan kasoo baxay kulamo culus oo runtii uu qof walba doonayo inuu daawado.

Kulanka Madrid Derby ayaa la daawan doonaa bilowga bisha soo aadan ee May, waxaana la diiday in mar kale Madrid Derby uu ka dhaco finalka, midkood labada kooxood ee reer Spainayaa hari doona.

Sidoo kale Juventus iyo As Monaco ayaa isku aaday waana markii ugu horeysay oo ay labadaan kooxood isku aadaan tan iyo 2015 markaas oo ay isku arkeen wareega Quarter finalkaChampions League, Juventus ayaana tartanka ka saartay kooxda faransiiska ah.

Dhanka kale UEFA waxey go’aamisay in As Monaco iyo Juventus kooxdii soo baxda ay noqon doonto kooxda finalka marka la tago martid aloo noqon doono.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:

Real Madrid vs Atletico Madrid

As Monaco vs Juventus

Lugta Hore ee Semi Finalka waxaa la ciyaari doo