Madaxtooyada Somaliya Oo Ku Dhawaaqdey Barnaamij Su,aalo Lagu Weydiinaayo Madaxweyne Farmaajo , Qaabka Loo Weydiinaayo Iyo Xiliga Uu Ka Jawaabi Doono

0
Friday April 21, 2017 - 16:45:37 in by Burco Office
  • Visits: 508
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Somaliya Oo Ku Dhawaaqdey Barnaamij Su,aalo Lagu Weydiinaayo Madaxweyne Farmaajo , Qaabka Loo Weydiinaayo Iyo Xiliga Uu Ka Jawaabi Doono

    Muqdisho(AFKA)Madaxtooyada Somaliya Oo Ku Dhawaaqdey Barnaamij Su,aalo Lagu Weydiinaayo Madaxweyne Farmaajo , Qaabka Loo Weydiinaayo Iyo Xiliga Uu Ka Jawaabi Doono

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(AFKA)Madaxtooyada Somaliya Oo Ku Dhawaaqdey Barnaamij Su,aalo Lagu Weydiinaayo Madaxweyne Farmaajo , Qaabka Loo Weydiinaayo Iyo Xiliga Uu Ka Jawaabi Doono

Madaxtooyada Somaliya Oo Ku Dhawaaqdey Barnaamij Su,aalo Lagu Weydiinaayo Madaxweyne Farmaajo , Qaabka Loo Weydiinaayo Iyo Xiliga Uu Ka Jawaabi Doono Madaxtooyada Dalka Somaliya ayaa waxaa ay goor dhaweyd maanta

oo Jumce ah ay ku dhawaaqdey in ay bilowday Kulan Talo Wadaag ah , kaas oo Su’aalo lagu weydiinayo Madaxweyne Farmaajo .

Su,aalaha ayaa waxaa madaxweynaha laga weydiin doona baraha ay bulshadu ku kulanto sida Facebook iyo Twitter-ka Madaxtooyada.


Waxaana qoraal kooban oo la soo galiyey baraha bulshada madaxweynaha Somaliya lagu yidhi

"Madaxweynuhu wuxuu martigalinayaa kulan #TaloWadaag ah, waxaadna su’aalaha kusoo gudbin kartaan Twitter iyo Facebook”

Weydiinta Su,aalaha ayaa waxaa ay bilaabatay saaka 9-ka subaxnimo xilliga Geeska Afrika, waxaana ay dhamaan doonta ama ay ku egtahay 3-da galabnimo ee maanta

Madaxweynaha ayaa waxaa uu barta Twitter-ka uu su’aalaha ka jawaabi doono caawa, iyadoo illaa iyo hada dad ku dhow boqol ruux ay su’aalo weydiiyeen.

Si kastaba ha ahayee waxaa loo dheg taagayaa jawaabaha Madaxweynaha ka bixiyo su’aalaha la soo weydiiyay oo qaarkood ah kuwo xasaasi ah.

No automatic alt text available.