Xukuumada Somaliland Oo Riig Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Dhoqoshey,Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.

0
Sunday April 23, 2017 - 14:24:26 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 903
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Somaliland Oo Riig Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Dhoqoshey,Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.

    Burco(AFKA);Xukuumada Somaliland Oo Riig Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Dhoqoshey,Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Xukuumada Somaliland Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Riig Biyood Uga Hirgelisay Degmada Dhoqoshey Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer,Degmadan Oo Ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Xukuumada Somaliland Oo Riig Biyood Ka Dhagax Dhigtay Degmada Dhoqoshey,Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer Xukuumada Somaliland Ayaa Maanta Si Rasmi Ah Riig Biyood Uga Hirgelisay Degmada Dhoqoshey Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer,Degmadan Oo Ka Mida Deegaanada Caanka Ku Ah Dhaqashada Xoolaha, Ayaa Beryihii U Danbeeyay Waxaa Si Weyn U Saamaysay Abaarta Iyo Biyo La,aanta Ka Jirta Gobolka Togdheer
Waxaana Degmada Dhoqoshey Culays Laxaad Leh Saaray Dadka Kasoo Hayaamay Gobolada Bariga Somaliland Sida Gobolka SANAAG SOOL,Iyo Saraar,Kuwaas Oo Sii Biday Inay Ka Helaan Biyo Maadama Oo Degmada Dhoqoshey Lagu Yaqaanay Ceelasha Biyaha Oo Aan Gudhin Gu,Iyo Siilaalba Balse Waxaa Xusid Mudan In Degmadaasi Oo Aan Biyo La,aan Lagaga Caban Jirin Ay Iminka Iskugu Baxday Biyo La,aan

 

Xukuumada Somaliland Ayaa Si Rasmi Ah Uga Dhagax Dhigtay Degmada Dhoqoshey Riig Biyood,Kuwaas Oo Ka Mida Mashruuca Biyo Balaadhinta Ee Laga Wado Deegaanada Ay Abaartu Saamaysay

Si Kastaba Ha Ahaate Maaha Markii Ugu Horaysay Ee Riig Laga Dhagax Dhigo Degmada Dhoqoshey,Balse Waxaa Hore Degmadaasi Looga Dhagax Dhigay Riig Biyood Wakhtigii Uu Dalka Madaxweynaha Ka Ahaa Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin,Inkasta Oo Aan Lagu Guulaysan Ceel Biyoodkaasi

Balse Hadii Ceelkan Laga Soo Saaro Biyo Waxa Uu Dabooli Doona Baahida Dadka Reer Guuraaga Ah Ee Ku Nool Deeganadaasi,Maadama Oo Ay Ka Mid Tahay Degmooyinka Ugu Faca Weyn Gobolka Togdheer