Daawo;Nuxurka Khudbado Laga Jeediyay Dhagax Dhiga Maktbad Laga Hirgelin Doono Boorama.
Boorama(AFKA);Wasiirka hawlaha Guud iyo Guryaynata Somaliland Md. Cali Mareexaan ayaa maanta magaalada Boorama ka dhagaxdhigay dhisme Maktabad Caam ah oo noqon doonta tii ugu horaysay ee laga sameeyo Boorama, waxaana dhagax dhigan ku wehelinayay wasiirka Badhasaabka gobolka Awdal iyo Maayarka Degmada Boorama, Salaadiin iyo masuuliyiin kale.
Daawo;Nuxurka Khudbado Laga Jeediyay Dhagax Dhiga Maktbad Laga Hirgelin Doono Boorama.
Boorama(AFKA);Wasiirka hawlaha Guud iyo Guryaynata Somaliland Md. Cali Mareexaan ayaa maanta magaalada Boorama ka dhagaxdhigay dhisme Maktabad Caam ah oo noqon doonta tii ugu horaysay ee laga sameeyo Boorama, waxaana dhagax dhigan ku wehelinayay wasi