Talyaaniga: Dacwad ooge eedeyay dadka muhaajiriinta samatabixiya

0 in by Ankara Turkey
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Talyaaniga: Dacwad ooge eedeyay dadka muhaajiriinta samatabixiya

    Talyaaniga: Dacwad ooge eedeyay dadka muhaajiriinta samatabixiya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Talyaaniga: Dacwad ooge eedeyay dadka muhaajiriinta samatabixiya
Dacwad ooge Talyaani ah ayaa sheegay in samafalayaasha badbaadiya muhaajiriinta badda ku qaraqma ay xiriir toos ah la leeyihiin kuwa wax tahriibiya ee dalka Libiya ku sugan.
Carmelo Zuccaro Catania oo ku sugan Sicily baritaana ku sameeyay suurtagalnimada in dadkaasi dambiyo galeen ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa Talyaaniga oo lagu magacaabo La Stampa in telefoon lagaga la soo xiriiro dalka Libiya si ay u badbaadiyaan doonyaha.
waxaa uu sheegay in kuwa wax badbaadinayo ay iftiin u shidaan doomaha ay saaran yihiin muhaajiriintu si ay usoo eegtaab.
waxaana ay damiyaan jiheeyahooda ay ku safrayaan sid aanay ciidamada ilaalada xeebuhu u qabanin.

Image caption
Marinka ay isticmaalan tahriibiyasha
Warbixin ay soo saartay hay'ada xuduudaha u qaabilsan Midowga Yurub ayey ku sheegtay in kooxaha wax badbaadiyo ay horumariyeen kuwa ka ganacsada tahriibka iyagoo kor u qaaday fursadaha ay soo galootigu ku soo gali karaan qaarada Yurub .
Hay'aduhu waxa ay sheegeen in ay nolol badbaadinayaan taas oo dowladu aany dooneeyn.