Daawo;Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Ciidanka Booliska Oo Sheegay Inay Gacan Bir Ah Ku Qaban Doonaan Xaaladda Gobolkaasi.

0
Tuesday April 25, 2017 - 16:51:13 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo;Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Ciidanka Booliska Oo Sheegay Inay Gacan Bir Ah Ku Qaban Doonaan Xaaladda Gobolkaasi.

    Burco(AFKA);Maamulka gobolka Togdheer iyo taliska ciidanka booliska gobolka Togdheer ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah waalidiinta dhashay dhalinyarada magaalada Burco,waxaana ay si adag ula hadleen waalidiintaasi iyaga oo sheegay inay gacan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Maamulka gobolka Togdheer iyo taliska ciidanka booliska gobolka Togdheer ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah waalidiinta dhashay dhalinyarada magaalada Burco,waxaana ay si adag ula hadleen waalidiintaasi iyaga oo sheegay inay gacan ku qaban doonaan dhalinyaradaasi koox kooxda isku laynaysa ee mudooyinkii u danbeeyey nabadgaliyo darada ka wada magaalada Burco.