Deg Deg:Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Kulana La Qaatay Dhakhaatiirka Dakhtarka Daryeel +Sawiro

0
Tuesday April 25, 2017 - 19:41:04 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg:Wasiirka Wasaarada Caafimadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Buuhoodle Kulana La Qaatay Dhakhaatiirka Dakhtarka Daryeel +Sawiro

    Buuhodle(AFKA);Wasiirka Caafimadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Ahmed Ayaa Gaadhay Magaalada Buuhoodle Isla Markiiba Waxaa Wasiirku Kulan La Qaatay Qaar Kamida Dhakhaatirta Ka Hawl Gala Dhakhtarka Daryeel Ee Magaalada Buuhoodle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Buuhodle(AFKA);Wasiirka Caafimadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Ahmed Ayaa Gaadhay Magaalada Buuhoodle Isla Markiiba Waxaa Wasiirku Kulan La Qaatay Qaar Kamida Dhakhaatirta Ka Hawl Gala Dhakhtarka Daryeel Ee Magaalada Buuhoodle

Dhakhtartiirta Oo Kasoo Gurmaday Hargaysa Waxaanu Kulaankaasi Laga Hadlay Xaalada Caafimaad Deg Deg ah Sidii Loo Sii Xooji Lahaa

islamarkaasna Gurmada Balaadhan Oo Caafimaad Loo Siin Lahaa Dadka Uu Soo Ritay Xanuunka Shuban Biyoodku

Wasiirka Caafimadka Somaliland Dr Saleeban Ciise Ahmed Waxa Uu Balan Qaaday In Wasaaradu Waxa Taagtee in gurmadka fidiyeso

Image may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 10 people, people standingImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, close-upImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, beard