Hay'adda Amnesty International Oo Cambaareysay Dacwad Ka Dhanka Ah Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Zambia

0
Wednesday April 26, 2017 - 09:56:17 in by Burco Office
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Amnesty International Oo Cambaareysay Dacwad Ka Dhanka Ah Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Zambia

    Hay'adda Amnesty International Oo Cambaareysay Dacwad Ka Dhanka Ah Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Zambia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Amnesty International Oo Cambaareysay Dacwad Ka Dhanka Ah Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalka Zambia

Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa codkeeda ku biirisay oo ka hortimid dacwada lagu soo oogay hogaamiyaha mucaaradka ee dalka Zambia. Hay’adu waxay cambaaraysay dacwadaha lagu soo oogay xubnaha xisbiga UPND ka dib doorashooyinkii lagu murmay ee sanadkii hore dhacay.


Mr Hichilema ayaa la xiray ka dib markii la sheegay inuu wadada ka xiray kolonyo gawaari ah oo uu la socday madaxweynaha dalkaasi. Dacwadan lagu soo xiray hogaamiyaha mucaaradka ayaa lagu eedeeyey qaa’inul wadan dambiile ah isaga iyo xubno kale. Waxaa sidoo kale dacwadahan ka dhanka ah mucaaradka loo arkaa mid lagu aamusiinayo xubnaha mucaardka codkooda.

Waxaana amuurahani oo dhan ay dhacayaan kaddib doorashooyinkii lagu murmay ee sanadkii hore. Iyadoo dalkaasi uu ahaa mid xaaladiisu ay deganayd mudo dheer.