Mareykanka Oo Gujis Dagaal Keenay Xeebaha Kuuriyada Koonfureed , Waqooyiga Kuuriya Oo Hanjabtey Iyo Cabsi Xoogan Oo Laga Qabo Dagaal

0
Wednesday April 26, 2017 - 09:59:18 in by Burco Office
  • Visits: 706
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Gujis Dagaal Keenay Xeebaha Kuuriyada Koonfureed , Waqooyiga Kuuriya Oo Hanjabtey Iyo Cabsi Xoogan Oo Laga Qabo Dagaal

    Mareykanka Oo Gujis Dagaal Keenay Xeebaha Kuuriyada Koonfureed , Waqooyiga Kuuriya Oo Hanjabtey Iyo Cabsi Xoogan Oo Laga Qabo Dagaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mareykanka Oo Gujis Dagaal Keenay Xeebaha Kuuriyada Koonfureed , Waqooyiga Kuuriya Oo Hanjabtey Iyo Cabsi Xoogan Oo Laga Qabo Dagaal Gujis dagaal oo uu leeyahay Maraykanka ayaa gaadhay biyaha Kuuriyada Koonfureed,

ayadoo uu sii kordhayo walaaca laga qabo in Kuuriyada Waqooyi ay markale samayso tijaabo gantaal ama hubka nukliyeerka ah.



Gujiskan oo lagu magacaabo USS Michigan, isla markaana xambaara gantaallada ayaa waxaa dhawaan ku biiri doona maraakiib dagaal oo uu horkacayo kan lagu magacaabo Carl Vinson.

Kuuriyada Waqooyi ayaa u dabaaldageysa sannad-guuradii 85-aad ee markii la asaasay ciidankeeda. Munaasabadaasi ayaa waxaa hadheeyay dab-rid ballaadhan, sida ay sheegtay Kuuriyada Koonfureed.


 

 

Xiisadda ka taagan gacanka Kuuriyada ayaa maalmahan sare u kacaysay, waxaana hadalo kulul is dhaafsanayay xukuumadaha Washington iyo Pyongyang.

Related image


Ciidanka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo warramayaa in dab-rid ay maanta ka sameeyeen magaalada Wonsan, ay u adeegsadeen rasaasta wax disha.