War Deg Deg:Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalida Iyo Puntland Oo Digniin Culus Ka Dirtay+Muuqal

0
Wednesday April 26, 2017 - 11:29:09 in by Burco Office
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalida Iyo Puntland Oo Digniin Culus Ka Dirtay+Muuqal

    BURCO (AFKA); Deg Deg:Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalida Iyo Puntland Oo Digniin Culus Ka Dirtay+Muuqal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BURCO (AFKA); Deg Deg:Sadaasha Hawada Oo Ka Digtay Khatarta Roobab Waa Weyn Oo Ku Soo Fool Leh Guud Ahaan Dhulka Soomaalida Iyo Puntland Oo Digniin Culus Ka Dirtay+Muuqal

Ha’yadda saadaasha Hawada HaDMA, ayaa ka digtay khatarta ka dhalin karta roobab waa weyn oo la filayo innay ka da’aan Dhulka Somaliland Oo A Ku Jiro Somaliland

Roobaabkan Ayaa La Filayaa Iney Ka Da’aan Deeganada Somaliland Iyo Maamulka Puntland inta Ugu Badan Ayaa Hadii Ay Da’aan Waxay Noqon Doona Qaar Lagu Dirsado Maada Xiligan Abaartu Sameen Balaadhan Ku Yeelatay Dadkii Xoolo Dhaqatada ahaa

Dhinac Kale maamul-goboleedka Somalia ee Puntland, ayaa u baaqay dadka ku dhaqan meelaha joogiisu aadka u hooseeyo iyo xeebaha inay ka baxaan Waxaau Uga Digay Dadka Hayaanka Ku Jira Inaaney Guurin Mudo Tobaadka Soo Socda Ah Oo La Filaayo Iney Roobku Da’aan

Sidoo kale, maamulka Puntland ayaa sheegay in sadaasha hawada ay sheegayso in meelo ay ka mid tahay Somaliland ay ku soo wajahan yihiin todobaadkan aynu ku jirno roobab waa weyn oo la filayo in guud ahaan dhulka soomaalida ay ka da’aan.

Waxaa Sidaas U Xajiiyey Idaacad Dal Jir Gudoomiyaha Gobolka Nugaal

Halkan Hoose KA Daawo

XIGASHO XOGSAMENEWS.COM