Marooko: Mid Ka Mid Ah Culimada Ugu Caansan Dalkaas Oo Soo Jeediyey In La Simo Dhaxalka Ragga iyo Dumarka

Cabdelwahaab Al-Rafiiqi, oo ah sheekh u dhashay dalka Morooko, ayaa ku baaqay in ragga iyo dumarka loo simo dhaxalka "si ay bulshadu u horumarto oo ay ula jaan qaaddo is bedellada dhacaya” waa sida uu hadalka u dhigaye.
Al-Rafiiqi oo ku magac dheer Abu Xafsa ayaa wuxu yidhi ” waxa la gaadhay xilligii ku haboonaa ee xaaladda jirta wax laga bedeli lahaa”, sidaana waxa ka soo xigatay wakaaladda wararka Faransiiska.