DEG DEG : Tahriibiyaal U Badan Soomali Oo Laga Soo Badbaadiyey Badda Mediterranean-Ka

0
Sunday May 07, 2017 - 11:14:47 in by Burco Office
  • Visits: 503
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG : Tahriibiyaal U Badan Soomali Oo Laga Soo Badbaadiyey Badda Mediterranean-Ka

    DEG DEG : Tahriibiyaal U Badan Soomali Oo Laga Soo Badbaadiyey Badda Mediterranean-Ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG : Tahriibiyaal U Badan Soomali Oo Laga Soo Badbaadiyey Badda Mediterranean-Ka

 

Ciidamada ilaalada xeebaha dalka Taliyaaniga ayaa sheegay in 48-dii saac ee la soo dhaafay ay badwaynta Mediterranean-ka ka soo badbaadiyeen 600,000 oo Muhaajiriin afrikaan ah.

 

 

Mid ka mid ah muhaajiriinta la soo badbaadiyey ayaa u sheegay saraakiisha inay xeebaha Liibiya ka soo raaceen Doonyo macmal ah oo halis ku ah safarka dheer ee Badda .

 

 

Dadkan Tahriibayaasha ah ayaa la sheegay inay ku jiraan dad ka soo jeeda Wadamada Itoobiya, Uganda, Soomaaliya, Tanzania, Kenya iyo dalal kale, waxaana la sheegay inay doonayeen in ay u socdaalaan Yurub, si ay uga dhabeeyeen hamigooda .

 

 

 

Ciidamada ayaa sidoo kale waxa ay sheegeen in ay sare u kacday tirada Muhaajiriintaka imaanaya waqooyiga Afrika, iyadoo haatan baddu ay tahay mid degan.