Weeraro Dhanka Internet-ka Ah Oo Dunida Ku Baahay.

0
Saturday May 13, 2017 - 11:52:48 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 659
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Dhanka Internet-ka Ah Oo Dunida Ku Baahay.

    Aleppo, (AFKA/Agencies):- Aroos wadareed noociisu ku cusub yahay bulshada ayaa sodon ka mid ah askarta dalka Suuriya loogu sameeyay magaalada Xalab, oo si buuxda ay gacan ku haynteeda ula wareegeen maamulka dawlada Suuriya ee uu Bashar Al Assad hogaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aleppo, (AFKA/Agencies):- Aroos wadareed noociisu ku cusub yahay bulshada ayaa sodon ka mid ah askarta dalka Suuriya loogu sameeyay magaalada Xalab, oo si buuxda ay gacan ku haynteeda ula wareegeen maamulka dawlada Suuriya ee uu Bashar Al Assad hogaamiyo.

Weeraro Dhanka Internet-ka Ah Oo Dunida Ku Baahay.

Waxa lagu soo waramayaa in dhowr wadan oo ay ka mid yihiin Ingiriiska, Spain, Ruushka, Mareykanka iyo Shiinaha lagu qaadey weerar internet-ka ah oo xog lagagala baxayo kombuyuutarradooda.

Daraasaad ay sameeyeen khubarada tiknoolajiyadda kombuyuutarrada iyo internet-kuna waxay muujisay in weeraradani uu isku xidhiidhsan yihiin.

Wasaarada caafimaadka ingiriiska ayaa sheegtey in weerar lagu qaadey xogta kaydka internet-kooda oo saameey cusbitaalada iyo dhakhaatiirta qoyska ee gobolka England.

Xarumaha adeegyada caafimaadka qaarkood ayaa dhamaanba xidhey kombuyuutaradoodii xogtu ugu kaydsanayd.

Wadanka Spain cusbitaalo badan oo ku yaala dhowr gobol ayey khasab ku noqotey in ay hakiyaan adeegyada gargaarka deg dega ah, dowlada Spain waxa kale oo ay sheegtey in dhowr shirkadood oo tilifoonada ah la weerarey xogtooda internetka.


Xigasho/BBC Somali