Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi

0
Tuesday May 16, 2017 - 09:53:23 in by Burco Office
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi

    Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Ammaanka Ee Qaramada Midoobay Oo Kulan Deg-deg Ah Ka Yeelanaya Kuuriyada Waqooyi

-Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la filayaa in uu maanta uu qabto kulan degdeg ah oo looga hadlayo tallaabada ugu dambaysay ee Kuuriyada Woqooyi ay ku tijaabisay gantaalka.

U.S. Secretary of State Rex Tillerson speaks during a Ministerial level Security Council meeting on the situation in North Korea, Friday, April 28, 2017 at United Nations headquarters. (AP Photo/Mary Altaffer)

Maraykanka, Japan iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa codsaday kulan degdeg ah ka dib markii Pyongyang ay tijaabisay gantaal cusub kaas oo gaadhi kara illaa 4,500 oo KM.

Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed Moon Jae-in ayaa shalay Isniintii sheegay inuu caalamka u kala dirayo ergo ka hawlgala xidhiidhka dalkiisa iyo bulshada caalamka iyo weliba inuu dunida ku baraarujiyo tallaabooyinka isasoo taraya ee Kuuriyada Woqooyi ku tijaabinayso gantaallada.