Daawo: Askari Ciidamada Bada Maraykanka Ka Tirsan Oo Shil Dhiig Badani Ku Daatay Ka Geystay Magaalada New York

0
Friday May 19, 2017 - 12:52:12 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Askari Ciidamada Bada Maraykanka Ka Tirsan Oo Shil Dhiig Badani Ku Daatay Ka Geystay Magaalada New York

    New York, (AFKA/AFP):- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 22-kalena way ku dhaawacmeen, magaalada New York, ka dib markii askari ciidamada bada ee Maraykanka ka tirsani uu gaadhi la dhex qaaday jid cidhiidhi ah oo ku yaala xarunta ganacsiga ee New Yo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

New York, (AFKA/AFP):- Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay 22-kalena way ku dhaawacmeen, magaalada New York, ka dib markii askari ciidamada bada ee Maraykanka ka tirsani uu gaadhi la dhex qaaday jid cidhiidhi ah oo ku yaala xarunta ganacsiga ee New York.